Ardayda Soomaalida ee Sudan oo baaq cabasho ah u diray dowlada Somalia

Kulan ballaaran oo ay soo agaasimeen Midawga ardayda Soomaliyeed ee wax ka barta dalka Sudan ayaa lagu qabtay magaalada Khartuum waxaana kasoo qeyb galay dadweyne badan oo isugu jira arday iyo waalidiin Soomaaliyeed. Waxaa kulankan looga hadlay culeysyo dhinaca sharciga oo dowlada Sudan ku soo rogtay muwaadininta Soomaaliyeed ee sudan ku nool kuwaasoo caqabad ku … Continue reading Ardayda Soomaalida ee Sudan oo baaq cabasho ah u diray dowlada Somalia